Hoos ka eeg linkiyada aad ka dhagaysan karto barnaamijyadeena. Riix calaamadda ku ag taalla barnaamijka aad doonayso inaad dhagaysato. Fadlan bogga caawimaadda ka akhriso farriimo kuugu haga sidii aad faylalka ugu kaydsato kombuyuutarkaaga. Barnaamijyada la duubay waxaad dhagaysan kartaa saacad iyo bar kadib marka idaacaddu ka baxdo.
Laga bilaabo 1-da March ee 2009-ka, si loo wanaajiyo tayada maqalka ee bogga internetka, VOAnews.com waxa ay idiinku yaboohaysaa hannaan sahlan oo aad ku maarayn karto cododka maqalka iyo muuqaalka ee ku diyaardsan teknoolajiyadda Windows Media, mp3 iyo mp4-ka. Aaladaha wax lagu dhagaysto ee ay ka midka yihiin REAL iyo Quick Time waa lagu dhagaysan karaa cododka.