VOANews.com

CodkaAmerika ▪ SomaliVOA.com Wararka aad ku kalsoon tahay

06 May 2009 

Maanta iyo VOA:

Warar ku baxa 45 Luqadood
Habka RSS-ka Wararka Toos Ayaad u Heli Kartaa

VOA-da oo isticmaalaysa habka RSS-ka (Really Simple Syndication) ayaa kuu suurta gelin karta inaad hesho macluumaad iyo warar hadba nooca aad dooratid adigu. Si aad u isticmaasho war-is-gaadhsiinta RSS, koobi ama nuqul ka samayso cinwaanka URL-ka, ka dibna ku daabac war-akhriyaha RSS-ka, ama halkan guji guntinta (link) XML-ka ka dambeeya mawduuca ka dibna raac maluumaadka war-akhriyuhu ku siiyo.

VOA waxay kugu dhiirri gelinaysaa inaad ku darsato wararka VOA-da ee taxanaha ah war-akhriyaha, ama bogagga idiin gaarka ah ayaa warku kuugu imanayaa adoo cinwaanka ku daraya. Fadlan hubi inaad aqoonsato isha warkan oo ah VOA, ama VOANews.com, ama Voice of Acmerica markaad rabto inaad boggaaga wararkan ku soo daabacdid.


Mawduucyada RSS-ka Ku Daabac Cinwaanka War-akhriyaha RSS-ka
Warka madaxdiisa http://www.voanews.com/somali/customCF/RecentStoriesRSS.cfm?
keyword=TopStories
Afrika http://www.voanews.com/somali/customCF/RecentStoriesRSS.cfm?
keyword=Africa
Bariga Dhexe http://www.voanews.com/somali/customCF/RecentStoriesRSS.cfm?
keyword=Middle%20East
Caafimaadka http://www.voanews.com/somali/customCF/RecentStoriesRSS.cfm?
keyword=Health
Caalamka kale http://www.voanews.com/somali/customCF/RecentStoriesRSS.cfm?
keyword=International
Cayaaraha http://www.voanews.com/somali/customCF/RecentStoriesRSS.cfm?
keyword=Sports
Dagaalada iyo Khilaafka http://www.voanews.com/somali/customCF/RecentStoriesRSS.cfm?
keyword=War%20and%20Conflict
Maraykanka http://www.voanews.com/somali/customCF/RecentStoriesRSS.cfm?
keyword=United%20States
Siyaasadda http://www.voanews.com/somali/customCF/RecentStoriesRSS.cfm?
keyword=Politics
Waxbarashada http://www.voanews.com/somali/customCF/RecentStoriesRSS.cfm?
keyword=Education
Xuquuqal Insaanka iyo Sharciga http://www.voanews.com/somali/customCF/RecentStoriesRSS.cfm?
keyword=Human%20Rights%20and%20Law