Hip Hop for Peace and Reconciliation [SOMALI]

DateWednesday, October 17, 2012 
Time07:00 (EDT) | 11:00 (UTC)
 Time Zone Converter
Duration1h 0m
LanguageSomali
RegionsAF, Africa
ThemesCulture, Regional Security, Youth
Join
Description

URL: https://conx.state.gov/digital-diplomacy
Audio-only line: +1-202-659-2781, Conference ID: 5004#

Shiine is a Nairobi-based Somali Hip Hop artist and founding leader of the Waayaha Cusub (New Era) music group.  Born in Mogadishu, Shiine immigrated to Kenya with his parents in 1997 to escape the escalating violence in his homeland.  Shiine is currently on tour, sharing his lyrics about anti-terrorism and anti-al-Shabaab around the world.

Join us for a Q&A discussion in Somali language with Shiine, and hear his message of peace, reconciliation and inclusion!  For a flavor of his work, check out Somali Sunrise, available here: http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=1avjxSzCxIw#!

Format: This will be an interactive video webcast in Somali with an audio-only option.  Please click on the URL above to participate.


Hip Hop Nabadda iyo dib-u- Heshiisiinta

Maalinta Arbacadda, Bisha Oktoobar 17, 2012
Waqtiga 7:00 Subaxnimo ee bariga Maraykanka ama (11:00 UTC)
URL: https://conx.state.gov/digital-diplomacy
Dhagaysiga-Barta Netka: 202-659-2781, Numbarka Shirka: 5004#

Faah Faahin:  Shiine waa fanaan Soomaaliyeed oo ku nool Nairobi ahna assaasayaasha kooxda waayaha cusub (New Era). Waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho, Shiine waxa uu u haajiray Kinya isaga iyo waalidkiisuba sanadkii 1997 si ay uga fogaadaan dagaalada ka dhacay Soomaaliya. Shiine waxa uu mudo ku maqnaa dibadda isaga oo la wadaagaya heesihiisa ka soo hor jeeda argagixisadda iyo ka hoor imaadka Al-Shabaab.

Fadlan waxa aan nagala soo qayb gashaa madashan Su’aalaha iyo Jawaabaha wadata oo Afka Soomaaliga ah martina uu inoogu yahay Shiine, waxaanad la wadaagtaa fariintiisa oo ah Nabad, Dib-u-Heshiisiin loo dhan yahay. Si aad u ogaatid shaqada uu Shiine hayo iyo muusikiisa waxa aad ka eegi kartaa halkan: http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=1avjxSzCxIw#!

Habka ama Hanaanka Duubista:  waxa ay noqonaysaa hab kamarad wata oo internetka ku xidhan oo aad toos uga qayb qaadan kartid muuqaal ahaan noqonayan, habka maqalka oo kaliya ku noqonoya afka Soomaaliga. Fadlan waxa aad gujisaa https://conx.state.gov/digital-diplomacy si aad ugu qayb qaadatid.

Speaker
Shiine Akhyaar Ali, Somali Hip Hop artist
Tags
al-Shabaab anti-terrorism audio-only hip hop Kenya Mogadishu music Nairobi New Era peace rap rapper reconciliation Shiine Shiine Akhyaar Ali Somali Somali Sunrise Somalia Waayaha Cusub