Skip Navigation.

Raadinta Macluumaadka kasoo horjeeda Argagixisada Caalamiga ah

La Raadinayo
Mullah Omar
Abaalmarin Gaaraysa Illaa $10 Milyan


Dhererka : Dheer
Timaha : Madow
Nooca Jinsiga : Lab
Dhalashada : Afqaanistaan
Calaamadaha : Isha midig wuxuu ku leeyahay dhaawac ka soo gaaray firir rasaas

Dawladdii Taliban-ka Afqaanistaan ee Mullah Omar waxay badbaado siiyeen Osama bin-Laden iyo ururkiisa al-Qai'da sanooyinkii ka horreeyay weerarradii 11-kii Sebtembar.

Inkastoo Hawlgalka Xorriyadda Waarayso oo ay xukunka ka qaadeen dawladda Taliban, Mullah Omar weli waa la la'yahay waxaana uu khatar ku yahay dawladda Mareykanka iyo xulufadeeda.

Click here to listen to a Public Service Announcement about this terrorist