Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay shaqsiga noqonaya ra'iisul-wasaaraha cusub ee Soomaaliya, wuxuuna u magacaabay Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.
Fikirkaaga ku soo dir Email-keena somali@voanews.com.