Skip Navigation.
Raadinta Macluumaadka kasoo horjeeda Argagixisada Caalamiga ah

Foomka Warbixinta Baaqa ah


  • Adigoo aan magacaaga sheegin ayaad warbixin soo gudbin kartaa
  • Warbixintaada waxaa loo tixgelin doonaa mid qarsoodi ah
  • Waxaa suuragal ah in aad abaalmarin u qalanto
  • Adiga iyo reerkaada waxaa suuragal ah in meel kale la idin dejiyo


Macluumaadka gaarka ah ee hoos ku yaal MA AHAN shardi. Haddii aad doonayso in aad sheegto, waxaan u isticmaali doonaa oo kaliya in aan kula soo xiriirno haddii loo baahdo faahfaahin dheeraad ah.
Macluumaadka Xiriirka Qofka